“Heshiiskani Kama Duwana Heshiisyadii Hore Ee Somalia Lala Gali Jiray”Siyaasi Cabdilahi Geeljire | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Heshiiskani Kama Duwana Heshiisyadii Hore Ee Somalia Lala Gali Jiray”Siyaasi Cabdilahi Geeljire
June 20, 2020 - Written by Wariye:

Hargaysa(WJN):-Siyaasi Cabdilahi Geeljire ayaa meel adag iska taagay shirkii dhawaan ku dhaxmaray somaliland iyo somalia kaasi oo uu ku tilmaamay in ay isku mid yihiin shirarkii hore ee dawlada somalia lala galijiray isla markaan haba yaratee aanay jirin wax uu kaga duwan yahay.

 

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

COMMENTS
LINKS