|
|||||
WAJAALE NEWS
Halkan ka Akhri; Magacyada Gudida labada Dhinac Ee Shirka Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Uga socda Jabuuti
June 15, 2020 - Written by Editor:Jabuuti(w,n)- Wajigii labaad ee Shirka Jabuuti uga socda Somaliland iyo Somaliya, ayaa lagu Magacaabay laba guddi oo sii wadi doona Wadahadalada, isla markaana soo saari doona waxyaabaha lagu heshiiyey intuu Shirku Socday. Magacyada Guddiyada labada dhinac,oo ay Shabakada Xogreebnews heshay, ayaa lagu sheegay dhinaca Somaliland magacyadooda sidan.
Wasiirka Arrimaha Dibada 1Yasin Haji Mohamud Hir. 2 Wasiirka Ganacsiga dalxiiska. Mohamud Hassan Sa,ad 3 Dr Adna Adan Ismail Advisor for President 4 Wasiirka Xanaanada xoolaha Iyo kaluumaysiga Said Sulub Mohammed 5 Wasiirka Maaliyadda Dr Saad Ali Shire 6 Ambassador Abdifatah Said Ahmed 7 Xoghaynta Gaarka madaxwaynaha Mubarak Ismail Taani. Dhinaca Somaliya Magaca Jagada
Federaalka, JFS
Dastuurka
iyo Dib-u-eegista Dastuurka
Related posts:Haayada Qaxoontiga Iyo Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Si Wada Jir Ah Uqabtay Kulan Lagaga Arinsayo Da... Madaxweynaha Jsl Oo Dhagax-Dhigay Waddada Labada Boqol (Hargeysa BYPASS) Ee Caasimadda lagaga Yaray... DAAWO; Wasiir Shucayb Oo Si Adag Iskaga Difaacay Dhaliilo uu Boobe Yuusuf u Jeediyay.Muxuuse Kul... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|