Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Eedo Ay Usoo Jeediyeen Golaha Wakiilada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Eedo Ay Usoo Jeediyeen Golaha Wakiilada Jsl.
June 30, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa jawaab kulul kabixiyay eedo iyo dacwad ay dalbeen in lagu soo oogo golaha wakiilada somaliland

Gudoomiye faysal cali waraabe ayaa sheegay in aanay golaha wakiiladu kusoo oogi karin dacwad islamarkaana xildhibaanadu xisbiyadada uyihiin damaanad

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS