Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Prof Cali Khaliif Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Prof Cali Khaliif Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.
June 11, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga  ucid Eng Faysal Cali Waraabe,Hogaamiyaha khatumo Prof Cali khaliif Galaydh Iyo Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga ucid muxiyadiin cabdi cali Oo  labadii maalmood ee udanbeeyay socdaal ku joogay gobolka gabiley  ayaa maanta kormeer indho indhayn ah ku tagay magaalo ganacsiyeedka tog wajaale.

Faysal cali waraabe iyo cali khaliif ayaa lug ku dhex maray suuqyada magaalada tog wajaale,

Dhanka kale masuuliyiinta uu horkacayo gudoomiye faysal ayaa Ujeedada safarkoodu ahaa saamaynta uu bulshada qaybaheeda kala duwan ku yeeshay covid19 isagoo ka xog waraystay xaaladooda nololeed,

 

 

 

COMMENTS
LINKS