|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Prof Cali Khaliif Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.
June 11, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe,Hogaamiyaha khatumo Prof Cali khaliif Galaydh Iyo Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga ucid muxiyadiin cabdi cali Oo labadii maalmood ee udanbeeyay socdaal ku joogay gobolka gabiley ayaa maanta kormeer indho indhayn ah ku tagay magaalo ganacsiyeedka tog wajaale. Faysal cali waraabe iyo cali khaliif ayaa lug ku dhex maray suuqyada magaalada tog wajaale, Dhanka kale masuuliyiinta uu horkacayo gudoomiye faysal ayaa Ujeedada safarkoodu ahaa saamaynta uu bulshada qaybaheeda kala duwan ku yeeshay covid19 isagoo ka xog waraystay xaaladooda nololeed,
Related posts:XUSBIGA KULMIYE LACAG KA BADAN $ 800,000 OO HANTIDDII UMMADDA AH AYEY KU BURBURIYEEN SHIRWEYNAHOODA.... DAAWO; Xubno Katirsan Madaxda Sare Sare Ee Mashruuca JPLG Oo Soo kormeeray Mashaaariicda Ay ka Ful... Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Wada-hadal Dhexmaray Wakiilka Midowga Yurub Uqaab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|