|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiillada Oo Sheegay Kalsoonidii Kala Noqdeen Faysal Cali Waraabe Iyo Dacwad Ay Dalbadeen In Lagu Soo Oogo!
June 30, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Guddida joogta ah ee golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in golaha Wakiillada Somaliland ay Kalsoonidii iyo wadashaqayntii kala noqdeen guddoomiyaha xisbiga UCID. Gudigu Waxay ka dalbadeen xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland inay kusoo oogo eedaymo salka ku haya Kicin dadweyne oo ay sheegeen inuu ka dhalan karo xadhig u dhexeeya 6 Bilood ilaa 5 sano oo uu wajihi karo Gudoomiyaha xisbiga UCID. Akhriso Qoraal kasoo baxay Golaha wakiillada Somaliland iyo eedaha ay kusoo Oogeen Gudoomiye Faysal Cali Waraabe; Related posts:DAAWO;Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Iyo Ganacsiga Oo Maanta Hargaysa Lagu soo Dhaweeyay Muxuuse... DAAWO;-Kulan Lagaga Hadlayay Sidii Loo Soo Noolayn Lahaa Taariikhdii Daraawiishta Oo Lagu Qabtay Mag... DAAWO;-Gudida Ka Hortaga Covid19 Ee Gobolka Gabiley Oo Kulan Layeeshay Culimada Iyo Waxgaradka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|