Faah Faahin Dab Ka Kacay Deegaanka Afcad Ee Waqooyiga Hargaysa Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Kusii Fido Dhul Balaadhan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faah Faahin Dab Ka Kacay Deegaanka Afcad Ee Waqooyiga Hargaysa Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Kusii Fido Dhul Balaadhan!
June 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dab xoogan Ayaa  ka kacay dooxada bali Waraabe Oo u Dhow Deegaanka Afcad kaasi oo kusii fidaya Dhul Balaadhan iyadoo qayb ay tahay fiditaankiisa dabaysha Xagaaga Oo xiligan xoog udhacaysa.

Gudoomiyaha Ilinta Dhexe ayaa faah faahin ka bixiyay dabkan Ka kacay dooxada Afcad oo ilaa habeenkii xalay ahaa lagu guul Daraystay bakhtiin tiisa.

Sidoo kale gudoomiyaha ilinta dhexe ayaa sheegay in aanay jirin Wax gurmad ah oo xukuumadu Usoodirtay iyo qaylo dhaan ay Direen Wasaarada Deegaanka

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS