Dawlada Sucuudiga Oo Shaacisay In Ay Joojisay Dadka Dalka Dibediisa Uga Imanaya Xajka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Sucuudiga Oo Shaacisay In Ay Joojisay Dadka Dalka Dibediisa Uga Imanaya Xajka.
June 23, 2020 - Written by Editor:

RIYAD(W,N)-Dawlada boqortooyada sucuudiga ayaa shaacisay in ay sanadkan joojisay dadka xujajda ah ee dalka dibadiisa uga imanaya in ay Uxajaan.

Sidoo kale dawlada sucuudiga ayaa sheegtay in ay xajka loo ogol yahay dadka ku sugan gudaha dalka sucuudiga tiro cayiman sanadkan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS