Dawlada Maraykanka Oo Udigtay Muwaadiniinteeda Ku Dhaqan Dalka Jabuuti Oo Laga Cabsi Qabo In Ay Dhacaan Banaan Baxyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Maraykanka Oo Udigtay Muwaadiniinteeda Ku Dhaqan Dalka Jabuuti Oo Laga Cabsi Qabo In Ay Dhacaan Banaan Baxyo.
June 12, 2020 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Safaarada dalka maraykanka ee dalka jabuuti ayaa muwaadiniinta ku dhaqan dalka jabuuti ugu baaqay in ay iska jiraan goobaha aan loo ogolayn in tagaan si amaankooda loo ilaaliyo.

Sidoo kale dawlada maraykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in ay tagaan goobaha lagu wado in ay ka dhacaan mudo haraadadu ee magaalada jabuuti

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS