Dawlada Jabuuti Oo War Kasoo Saartay Wada-hadalka Somaliland Iyo Somaliya Uga Furmaya Caasimada Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Jabuuti Oo War Kasoo Saartay Wada-hadalka Somaliland Iyo Somaliya Uga Furmaya Caasimada Jabuuti.
June 13, 2020 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Warsaxafadeed; kasoo baxay wasaarada arimaha dibada dalka jabuuti ayaa waxay faah faahin kaga bixisay wada hadalo dalkeeda uga furmaya madaxwaynayaasha somaliland iyo somaliland

Sidoo kale dawlada jabuuti ayaa shaacisay madaxda dalalka kasoo qaybgalay dhex dhexaadinta wada hadalada somaliland iyo somaliya.

HALKAN KAGA WARSAXAFADEED KASOO BAXAY DALKA JABUUTI OO KU QORAN LUUQADA FARANSIISKA;

COMMENTS
LINKS