DAAWO;-Wasiirka Caafimaadka Oo La Waydiiyay Inuu Shaqada Wasaarada Ku Fashilmay Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Caafimaadka Oo La Waydiiyay Inuu Shaqada Wasaarada Ku Fashilmay Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay?
June 3, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W.N)-Wasiirka wasaarada caafimaadk oo ku sugan magaalada burco ayaa la waydiiyay su,aalo la xidhiidh eedaha loo jeediyay wasaarada iyo in uu ku fashilmay shaqada wasaarada

Muxuuse ka yidhi in uu xilka ku fashilmay oo uu xilka iska casilo?

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS