DAAWO;-Wasaarada Beeraha Jsl Oo Gobolka Gabiley Ka Bilowday Buufinta Ayaxa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Beeraha Jsl Oo Gobolka Gabiley Ka Bilowday Buufinta Ayaxa.
June 23, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Wasaarada beeraha somaliland ayaa gobolka gabiley ka bilowday ladagaalanka ay ugu jirto ayaxa oo ku habsaday badi deegaanada somaliland.

Wasaarada beeraha ayaa deegaanada gabiley ka bilowday buufinta ayaxa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS