|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Cali Guray, Isagoo Madaxda Dhaqanka & Siyaasiyiinta Reer Somaliland Ugu Baaqay In Ay Ka Hadlaan Arinta Jsl, Balse Aan Ta Jabuuti U Oolin,
June 10, 2020 - Written by Editor:“Haday Wax Tarayaan Kuwa Ugu Afka Xumi Ee Hadlayaa, Waa Kuwii Siyaad Bare La Joogay Isaaqna fariinkiisii Iyo Nacaskiisii Waxaa La Kala Qoray Sideetamadii,Faysalna Kuwaasi Ayuu Ka Mid Ahaa” Siyaasi Cali Guray. HARGAYSA(W,N)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lalayeeshay siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “cali guray” ayaa wuxu kaga hadlay xaaladaha siyaasadeed ee ka taagan jabuuti iyo maraykanka oo mudooyinkii udanbeeyay hadal hayntoodu ay ku badnayd bulshada. Sidoo kale siyaasi Cali Guray ayaa madaxdhaqameedka somaliland iyo siyaasiyiintooda ugu baaqay in ay ka hadlaan xaalada rasmiga ah ee tagaan Somaliland oo horseedi karta burburi cida talo ga baahana ay tahay muuse biixi balse aan looga baahnayn in ay ka hadlaan arinta ka taagan dalka jabuuti oo ah dal aan Somaliland kamid ahayn iyadoo arinta jabuuti ka dhalatay Askari duuliyaha ee xidhan xili somaliland ay ka taagan yihiin arimo u baahan in ay ka hadlaan oo iyadu ku dul burburayso. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGA SYAASI CALI GURAY OO DHAMAYSTIRAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|