DAAWO;-Taliyaha Guutada 7aad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Buuhoodle. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyaha Guutada 7aad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Buuhoodle.
June 7, 2020 - Written by Editor:

BUUHOODLE(W,N)-Taliyaha Guutada 7aad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland gaashaanle sare Mahad Cambalaashe ayaa gaadhay deegaanka buuhoodle ee somaliland.

Maamulka magaalada buuhoodle ayaa soo dhaweeyay taliye mahad cambalaashe oo ujeedada ay tageen buuhoodle ahayd sidii ay ukala dhex gali lahaayeen  beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaan kaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS