DAAWO;-Shirkada Dahabshiil Oo Qalabka Ka Hortaga Covid19 Iyo Gaadiid Ku Wareejisay Wasaarada Caafimaadka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Dahabshiil Oo Qalabka Ka Hortaga Covid19 Iyo Gaadiid Ku Wareejisay Wasaarada Caafimaadka Jsl.
June 11, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirkada dahabshiil Group ayaa waji labaad qalab iyo gaadid loogu talo galay ka hortaga xanuunka covid19 ku wareejisay wasaarada caafimaadka iyo gudida heer qaran ee ka hortaga coronavirus.

HALKAN DAAWO MUUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS