|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shacabka Somaliland Sidee Ayay U Arkaan Muuqaalkii Uu Soo Duubay Askariga Reer Jabuuti Iyo Kacdoonada Ka Dhashay?
June 6, 2020 - Written by Editor:Qaarkamid ah Shacabka ku dhaqan caasimada somaliland oo Dareen Cadho Ka Muujiyay Falka Xukuumada Jabuuti Kula Kacday Nin Askariga Duuliyaha Taageerayna Mudaharaadada ka dhashay falkan. HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah shacabka Reer somaliland ee ku dhaqan caasimada Hargaysa ayaa fikirkooda ka dhiibtay muuqaalkii uu soo duubay askariga duuliyaha ee reer jabuuti ee ku xidhan xabsiga magaalada jabuuti ee gabood kaasi oo dalka jabuuti ka horseeday mudoharaado iyo kacdoon lagaga soo horjeedo xukuumada .madaxwayne geele. Sidoo kale shacab reer somaliland ayaa dhacdadaasi ku tilmaamay wax laga xumaado iyagoo bulshada reer jabuuti ugu baaqay in ay ka dhiidhiyaa Islamarkaana ay iska tuuraan heeryada guumaysiga iyo cabudhinta uu ku hayo madaxwayne geele. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Shirkadda Al-Carabiya Ee Ay Dhawaan Wasiirada Duulista Iyo Ganacsigu Sheegeen In Ay Heshiis La Soo G... Waxyaabihii la Yaabka Lahaa Ee Lagu Arkay Jeel Ogaadeen Iyo Dad ka Sheekeeyay Sidii Loo Ciqaabi Jira... “Reer Awdalow Waad Aragteen Xukuumaddii Kulmiye Ee Muuse Hoggaaminayey, Maanta Waxa Aynu Doonaynaa I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|