DAAWO;-Qoyska Gen Cismaan Dacas Oo Madaxwayne Biixi Ka Dalbaday In Uu Kusoo Wareejiyo Beer Uu Marxuumka Ka Haysto. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qoyska Gen Cismaan Dacas Oo Madaxwayne Biixi Ka Dalbaday In Uu Kusoo Wareejiyo Beer Uu Marxuumka Ka Haysto.
June 7, 2020 - Written by Editor:

CAYNABO(W,N)- Qaarkamid Ehelada iyo Caruurtii uu dhalay Alle ha,unaxariistee Gen Cismaan Dacas oo xilal kala duwan kasoo qabtay qaranka ayaa madaxwaynaha Somaliland ka dalbaday in uu kusoo gareejiyo beer ay leeyihiin oo ku taala deegaanka Geed deeble oo madaxwayne biixi ka haystay mudo Horena dacwadiisu ay  udhexmartay madaxwaynaha iyo Gen Cismaan Dacas.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS