|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muuqaaladii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Ku Lamaanaa Xafladii Xidhitaanka Tabobarka Dhalinyarada Shaqo Qaran.
June 1, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo maanta dhalinyaradii dufcadii labaad ee barnaamijka shaqo qaran loogu soo xidhay tabobarka oo ka qabsoontay kuliyada tababarada ee dararwayne taasi oo ay ka qaybgaleen madaxwaynaha jsl iyo taliyayaasha ciidamada kala duwan. Xafladan ayaa waxaa ku lamaanaa muqaalo qurux badan dhoolotus cajiib ah oo ay soo bandhigeen ciidanka dhalinyarada shaqo qaran ee dhamaystay tabobarku. HALKAN KA DAAWO MUUQAALADII UGU CAJIIBSANAA EE MADASHII DARARWAYNE;
Related posts:Daawo:Prof.Cali Khaliif Galaydh Oo Magaalada Hargaysa Kula Kulmay Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee ... Wasiirka Wershadaha Jsl Oo Dadaal Xoogan U Galay Sidii Ay Dadwaynaha Gobolka Gabiley U Qaadan Laha... “Madaxweyne Siilaanyo SNM Isagaa Baabiiyay Somalilandna Isagaa Baabiinaya,Waxa Dhacayaana Waa Wax Is... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|