DAAWO;-Mudo-haraado Maanta Ka Dhacay Magaalada Jabuuti Iyo Xaaska Duuliyaha Xidhan Oo Shacabka Fariin Udirtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Mudo-haraado Maanta Ka Dhacay Magaalada Jabuuti Iyo Xaaska Duuliyaha Xidhan Oo Shacabka Fariin Udirtay.
June 5, 2020 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Banaan baxyo lagaga soo horjeedo xadhiga iyo tacadiga ay dawlada jabuuti kula kacday askari ciidanka cirka ka tirsanaa oo ku xidhan jeelka gabood ee magaalada jabuuti kaasi oo muuqaal usoo duubay shacabka reer jabuuti ka cadhoodeen sida ay xukuumadu ula dhaqan tahay,

Dhanka kale wasiirka cadaalada jabuuti ayaa ka hadlay rabshadaha ka dhacaya jabuuti isagoo shacabka digniin culus udiray

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS