DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Sheegay Dadkii Shacabka Ahaa Ee Ciidanka Boolisku Ku Dhaawaceen Buurta Kala Jeexan In Ay Hubaysnaayeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Sheegay Dadkii Shacabka Ahaa Ee Ciidanka Boolisku Ku Dhaawaceen Buurta Kala Jeexan In Ay Hubaysnaayeen.
June 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan soltelco oo goordhawayn ka hadlay shaqaaqo saaka aroortii hore dhacay buurta kala jeexan ee galbeedka hargaysa oo ciidanka boolisku ku dhaawaceen laba qof halka ay dad kalena xidh xidheen

Maayar soltelco ayaa sheegay in aad dadkaasi la raray balse ay sandaqad cusub oo meesha laga dhisay ay ciidanka soo qadaayeen halkaasi ay kul kulmeen dad hubaysan

Dhanka kale maayar soltelco ayaa dadkan shacabka ee ciidamadu rasaasta la dhaceen ku eedeeyay in ay hubsiteen dadkii soo abaabulayna ay ku daba jiraan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS