DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Agab Ku Wareejiyay Wasaarada Caafimaadka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Agab Ku Wareejiyay Wasaarada Caafimaadka Jsl.
June 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Mayarka caasimada hargaysa oo hormuud ka ah golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa maanta qalab caafimaad ku wareejiyay wasaarada caafimaadka Somaliland.

Sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa wareejinta agabka caafimaadk gudida covid19 ee gobolka maroodi jeex.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS