|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Televisionka Star Oo Sheegay In Ciidamadu Sharci Daro Kula Wareegeen Xarunta Tvga.
June 25, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)Maamulka televisionka Madaxa banaan Ee Star tv ayaa ka hadlay xaruntii tvga oo maanta ciidamo booliska Somaliland katirsani la wareegeen Sidoo kale Saxafi Maxamuud Xuseen Jaamac oo ku hadlayay Afka maamulka star tv ayaa sheegay in aan loo keenin wax sharci ah oo ay xukuumadu kula wareegtay xarunta Tvga balse ay ciidamo uun qabsadeen xarunta tvga xili ay ku guda jireen hawl maalmeedkoodii caadiga ahaa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|