|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Sheegay In Xadhiga Abwaan Shucayb Yare Uu Si Khalad Ah Udhacay.
June 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Abwaan shucayb yare oo kamid hal abuurada ugu dadayar ee Somaliland oo habeenkii xalay ahaa ciidamo boolis ahi xidheen ayaa isla saaka lasii daayay kadib markii ay siidayntiisa ka hawl galeen masuuliyiin xukuumada ka tirsan. Sidoo kale Badhasaab kuxigeenk gobolka maroodi jeex Khadar baaruud ayaa sheegay in xadhiga abwaan shucayb yare aanu ahayn mid loo kasay balse ay ciidamo rooda ahi ku khaldameen sidaa lagu siidaayay. Dhanka kale Abwaan shucayb yare ayaa dareen celiyay xadhiga xukuumadu kula kacday. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Goobo Caafimaad Oo Lagu Kordhinayo Cisbitaalka, Daawo:“Maalmahan waxaa Saxaafadda ku jiray warar ku saabsan muranka aniga iyo saaxiibkey Inj. Faysal... Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaarah Dalxiiska Somaliland Oo Maanta Furay Kulan La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|