|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Siyaasi Cali Guray, Muxuuse Ka Yidhi Xaalada Jabuuti Iyo Dadka Reer Somaliland Ee Ka Hadla?
June 9, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ee badi ka hadla xaaladaha siyaasadeed ee geeska ayaa waraysi lalayeeshay kaga hadlay arimo badan isagoo wax laga waydiiyay xaalada jabuuti kasoo korodhay. Sidoo kale siyaasi Cali Guray ayaa dadka reer somaliland ee arimaha jabuuti ka hadla ugu baaqay in ay utaalo ka hadalka xaalada somaliland oo wakhtigan meel halis ah maray hadii ay cidi talo uga baahan tahay uu muuse uga baahan yahay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HORDHACA WARAYSIGAN; Related posts:Wasiir Xaglo-Toosiye: Dembiile Cali Khaliif Waa Ka Baxay Buuhoodle Umana Ogolaan Doono In uu Ku Soo ... DAAWO;-Inka Badan 200Qoys Oo Kamid Ah Danyarta Iyo Agoomaha Ku Dhaqan Magaalada Wajaale Oo Loo Qaybi... “Alle Ka Cabsiga Waa Inaynu Nafaheena, Caruurteena Iyo Bulshadeena Ku Tarbiyadeyno..”Sheekh Dirir. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|