DAAWO;-Gobolka Gabiley Iyo Tirada Ardayda Ufadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gobolka Gabiley Iyo Tirada Ardayda Ufadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare.
June 27, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Guud ahaan gobolka gabiley ayaa saaka waxaa si habsami ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ee ardaayda dusgiyada sare kaasi oo waasaarada waxbarashadu ku soo koobtay hal maalin xaalada ka hortag ee covid19 awgeed

Maamulka wasaarada waxbarashada ee gobolka gabiley iyo masuuliyiinta ee xukuumada ayaa saaka kormeer kusoo maray goobaha ay ka socdeen imtixaanaadka shahaadiga ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS