DAAWO;-Fanaanada Sahra Halgan Oo Ka Hadashay Saamaynta Xanuunka Covid19 Ee Meheradaha Ganacsi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fanaanada Sahra Halgan Oo Ka Hadashay Saamaynta Xanuunka Covid19 Ee Meheradaha Ganacsi.
June 7, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Fanaanada Caanka ah ee Sahra Halgan ayaa ka hadashay saamaynta uu bulshada somaliland ku yeeshay xanuunka coronavirus oo caalamka siwayn usameeyay.

Sidoo kale Fanaanada sahra halgan ayaa si gaara uga hadashay saamaynta uu covid19 ku yeeshay meheradeeda ganacsi ee Hido Dhowr.oo kamid ah huteelada caasimada hargaysa ee bulshadu ku cawayn jirtay sameeya cuntooyinka gaar ah halka ay habeenkii dhalinyaradu ku cawayn jireen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS