|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bulshada Magaalada Tog Wajaale Oo Shahaado Sharaf Ku Maamusay Taliyaha Ciidanka Booliska Iyo Ka Degmada Wajaale.
June 29, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Qaarkamid dhalinyarada ,haweenka iyo waxgaradka magaalada tog wajaale ayaa munaasibad dhiiri galin iyo bogaadin ah uqabtay hogaanka ciidanka booliska somaliland iyagoo shahaadooyinka munaasibad ku gudoonsiiyay taliyaha ciidanka booliska Somaliland GEN Dabagale oo ay sheegeen in uu mudadii uu xilka hayay qaaday talaabooyinka shacabku ku diirsadeen. Sidoo kale shacabka magaalada tog wajaale ayaa shaahado sharaf ku maamusay taliyaha saldhiga degmada tog wajaale Mr Nimcaan oo ay sheegeen mudadii uu joogay magaalada wajaale in uu waxyaabo badan oo amniga magaalada la xidhiidha wax ka qabtay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;Madaxwayne Siilaanyo oo Ka Qayb galay Xaflada Qalin-jabinta Ardayda Jaamacadda Hargeysa Gudida Tacliinta Sare Ee Jsl Oo Lacag Ay Soo Ururiyeen Jaamacadaha Dalku Ku Wareejiyay Gudida Suuqa ... Nuxurka Kulan Dhexmaray Jamaal Cali Xuseen iyo Saraakiil ka Tirsan Laamaha Ammaanka Dalka Ingiriiska... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|