|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Barnaamijka Ka Hadlaya Hanaqaanka Iyo Hantaaqooyinka Xisbiyada Badan Ee Somaliland Iyo Caqabadaha Ku Xeeran!
June 11, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Barnaamij Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Tvga CBA Ka Diyaariyay Marxaladihii kala duwanaa ee ay Somaliland Soo martat iyo caqabadaha ku xeeran hanaanka iyo hantaaqooyinka xisbiyada badan ee Somaliland. Sidoo kale barnaamijkan ayaa diirada saaray caqabad uu nidaamka qabaa,ilka ahi uu ku hayo hanaanka dawladiga ah kaasi oo curyaamiyay geedi socodka Somaliland halka ay asxaabta siyaasadeedna taageeradoodu ku tiirsan tahay qabiil. HALKAN KAGA BOGO BARNAAMIJKAN OO XIISO BADAN; Related posts:Siyaasi Ismaaciil Buubaa oo Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Dalka Arimaha Doorashooyinka ,Muxuuse ka yidhi... Daawo ;-Wasiirka Macdanta Somaliland Oo Digniin Adag U Diray Dawlada Taagda Daran Somaliya, oo Dagaa... Wefti Wasiirka Duulista Hawadu Hogaaminayo Oo Istanbul U Tagay Wadahadallo Ku Saabsan Maamulka Hawad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|