DAAWO;-Banaan Bax Lagaga Soo Horjeedo Madaxwaye Farmaajo Oo Magaalada Muqdisho Ka Dhacay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Banaan Bax Lagaga Soo Horjeedo Madaxwaye Farmaajo Oo Magaalada Muqdisho Ka Dhacay.
June 7, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Banaan bax balaadhan oo laga soo horjeedo hadalkii farmaajo shalay ka sheegay golaha baarlamaanka hortiisa ee meeqaabka gobolka banaadir ayaa maanta ka dhacy magaalada muqdisho

Dhanka kale banaan baxyo ay soo abaabushay xukuumadu ayaa ka dhacay isla muqdisho kuwaasi oo taageero loogu muujiyay farmaajo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS