|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Weedhsame Oo Maanso Cusub Ka Tiriyay Sida Ay Madaxda Somaliland Ukhiyaamaynayso Shacabkii Doortay!
June 24, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” Oo kamid hal abuurka Dayarta somaliland ayaa Maanso Cusub ka tiriyay xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo kala duwanaanshaha rabitaanka shacabka iyo hadba sida madaxda Ay doortaan Ubaalmarayso rabitaankooda iyo kamidho dhalinta qadiyada Jamhuuriyada Somaliland. Yaryarkii Ku Gabyaayey Gadac Weeye Go’aan Leh, Marka Geedi Habaabay Dubur Hawd Ka Galaayo Way Gamaarsan Yihiine, Geb-gebtii Fule Guulka Gabbashaa Ka Dambaysay,Abwaan Weedhsame. HALKAN KA DHAGAYSO MAANSADA ABWAAN WEEDHSAME EE GO,AAN; Related posts:Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Xukun Adag Ku Riday Askari Fal Noociisu Ku Cusub Y... DAAWO; Warbaahinta Oo Su,aalo Kala Duwan Waydiisay Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Jawaabaha Uu ka Bixiy... “Waxaan Maalinta Berri ah Ee Isniinta, la Hadli Doonaa Warbaahinta, Aniga Oo Ka Warbixin Doona Ujeed... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|