|
|||||
WAJAALE NEWS
Ururka Qareenada Somaliland Oo Warsaxaafadeed ay Soosaareen Xukuumada Ugu Baaqay In Sharcigu Shaqeeyo, Kana Hadlay Gadiidkii Bulshada Lagala Wareegay.
May 20, 2020 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):-Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA ayaa Waxaa ay Warsaxaafadeed ay maanta soosaareen waxay Xukuumada Jsl ugu baaqeen inay sharciga kusoo dabaasho arrimo badan oo wakhtigan taagan, waxaana sidoo kale ay ka hadleen gadiidkii ay dhawaan kala wareegtay xukuumada somaliland dadkii lagu qabtay qaadka ee ciidamadu sida degdega ah ugu buufiyeen midabka gawaadhida ciidamada. Halkan Hoose Ka Akhri Nuxurka Warsaxaafadeedka Ururka Qareenada Somaliland.
Related posts:Maayir Ku Xigeenka Degmada Baligubadle Oo Markii Ugu Horeysay ka Hadley Khilaaf Soo Kala Dhexgaley I... Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qeyb-galay Munaasibada Qalin-jebinta Dufcadii 9aad Ee Ka Baxda Jaamacada Tima... Haween Weynaha Reer Boorama oo Ku Soo Biiray Xisbiga WADDANI iyo Xaflad Ay Cududooda Ku Muujinaayeen... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|