|
|||||
WAJAALE NEWS
Ururka Al-shabaab Oo Xukun Dil Ah Ku Fulisay Nin Ay Sheegeen Inuu Ahaa Sixirloole.
May 31, 2020 - Written by Editor:QORYOOLEY(W,N)-Kooxda Al-shabaab ayaa xukun dil ah ku fulisay 50 jir ay ku sheegeen inuu ahaa Sixirlow dad badan ku dhibaateeay degmad Qoryooleey ee goboka Shabeeladda hoose. Maxkamad kutaala gobolka Shabeeladda hoose oo hoos tagta maamulka Al-shabaab, ayaa ninkaan oo lagu magacaabi jiray Abuukar Xaaji Cumar shalay ku fulisay xukun dil ah oo ay goob joog u ahaayeen dadweyne. Al-shabaab waxay tilmaameen inuu muddo shan sano ah ku shaqeysanayay sixirka islamarkaana uu dad badan ku dhibaateeyay. Related posts:TPLF Oo Ka Hadashay Dagaalo Ay Maalmihii Udanbeeyay Kula Jireen Dawlada Itoobiya, Kuna Hanjabay Qabs... Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Cismaan Cumar Dool Iyo Banaan Baxyo Ka Dhashay Xadhigiisa... Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Xaaladda Gobolk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|