|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadalo Deel-Qaaf Ah Oo Kasoo Yeedhay Faysal Cali Waraabe.
May 28, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Suldaan guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa raali galin kabixiyay hadalo deelqaaf ah oo gudoomiyaha xisbiga ucid ku weeraray beelaha gobolka sool iyo gudoomiyaha baarlamaanka jsl Baashe Maxamed Faarax. Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo ku hadlaya Afshacabka Somaliland ayaa raali galin xaal ka bixiyay hadaladi gafka ahaa ee kasoo yeedhay faysal cali waraabe. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Cabdilaahi Jawaan Oo Iska Difaacay Eedo Ay Usoo Jeediyay komishanka Doorashooyinku, Sheegayna... Daawo:“Kulmiye Sidaad Ka Warhaysaan Intuu Meesha Yimid Kob Caleen Leh Kamaynaan Soo Durdurin Abaar I... Daawo:Jaaliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Jabouti Oo Loogu Baaqay In ay Xuska 18 May U Badalaan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|