|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadalo Deel-Qaaf Ah Oo Kasoo Yeedhay Faysal Cali Waraabe.
May 28, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Suldaan guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa raali galin kabixiyay hadalo deelqaaf ah oo gudoomiyaha xisbiga ucid ku weeraray beelaha gobolka sool iyo gudoomiyaha baarlamaanka jsl Baashe Maxamed Faarax. Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo ku hadlaya Afshacabka Somaliland ayaa raali galin xaal ka bixiyay hadaladi gafka ahaa ee kasoo yeedhay faysal cali waraabe. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DP Wolrd Oo Doonaysa Inay Gabi Ahaanba la Wareegto Dekadaha Gobolka Iyo Damaceega Mustaqbalka Ay La ... DAAWO ;Maxaa U Qabsoomay Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi 120kii Maalmood Ee Ay Talada Dalka Haysa... Rag Hubaysan oo Magaalada Muqdisho Ku Diley Nin Dhalinyaro Ah oo Ka Tirsanaa Shaqaalaha Shirkada Som... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|