“Suldaan Hadaad Doonayso Nabada Ceel Afwayn, Keen Ninkii Gacan Ku Dhiiglaha Ahaa”Garaad Muuse Cawil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Suldaan Hadaad Doonayso Nabada Ceel Afwayn, Keen Ninkii Gacan Ku Dhiiglaha Ahaa”Garaad Muuse Cawil.
May 25, 2020 - Written by Editor:

SANAAG(W,N)-Garaad Muuse Cawil Jaamac oo kamid ah Madaxdhaqameedka Beelaha gobolka sanaag gaar ahaan Beesha Sacad Yoonis ayaa ka jawaabay hadal maalintii shalay ahayd kasoo yeedhay Suldaan Siciid Ducaale oo kamid madaxdhaqameedka gobolka sanaag isagoo garaadku Suldlaanka ugu baaqay in uu keeno gacan ku dhiiglihii nabada ceel afwayna ay ku xidhan tahay in uu ninkaasi keeno.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA  WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS