|
|||||
WAJAALE NEWS
“Muxuu Madaxwayne Muuse Biixi Kaga Jawaabi Karaa Doodda Garyaqaanadan, Isaga Ayaa Looga fadhiyaa?
May 12, 2020 - Written by Editor:Hadda Ogaada Bilaysku Waa haya’d sharci fulineed! Muxuu Madaxwayne Muuse Biixi kaga jawaabi karaa doodda garyaqaanadan? Isaga ayaa looga fadhiyaa isaga ayaana masuul ka ah. Anigu ma ihi sharciyaqaan oo kumaan takhasusin haddana inta ugu yar een ka bawsaday sharciga waan garwaaqsaday doodan in ay sharciga dalka u yaal waafaqsan tahay hore ayaanan uga hadlay. Madaxda Bilaysku haddii aanay sharciga ka aqoonin inta ugu yar ee anigu aan ka aqaan markaa waxa haya jahli oo kuma filaan karaan sharcifulin (law enforcement). Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|