Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Ku Gacan-saydhay Xilka Qaadis Uu Sameeyey Madaxweyne Deni. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Ku Gacan-saydhay Xilka Qaadis Uu Sameeyey Madaxweyne Deni.
May 15, 2020 - Written by Editor:

GAROOWE(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Axmed Karaash, ayaa qaadacay isla markaasna ka hor-yimid xilka qaadis uu madaxweyne Deni maanta ku sameeyey Taliye ku-xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland.

Axmed Karaash ayaa sheegey in aan lagala tashan xilka qaadista Taliye Ku-xigeenka Madaxtooyada.

HALAKN KA AKHRI WAREEGTADA MADAXWAYNE KUXGEENKA;

COMMENTS
LINKS