|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Oo Ka Soo Horjeestay Magacaabis Iyo Xilka Qaadis Uu Sameeyay Madaxwayne Deni.
May 23, 2020 - Written by Editor:GAROOWE(W,N)Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa goor dhaw soo saaray wareegto uu ku cadeynayo in aysan sharciyad aheyn golihii wasiiradda ee uu xalay magacaabay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ka dib markii uu sheegay in aan lagala tashan. Madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in ay Puntland waqtigan ku jirto xaalado adag oo dhanka Ammanka & Caafimaadka ah, wuxuuna sheegay in talaabada la qaaday labaal-maray gabi ahaanba Dastuurka Puntland oo ogolaanaya in lala tashado. Related posts:Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex oo Soo Bandhigay Qodobadii Loo Cuskaday Xadhiga Wargeyska Foore Daawo:Ciidamada Maamulka Khaatumo Oo La Midoobay Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Nabad Ka Islaaxda D... DAAWO; Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Warbixiyey Kulamo Ay La Qaateey Maayirka Caasimada Iyo Tal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|