Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Dadkii Shacabka Ee Gaadiidkooda Lagu Qabtay Qaadka Uceliyo, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Dadkii Shacabka Ee Gaadiidkooda Lagu Qabtay Qaadka Uceliyo,
May 19, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa ka hadlay sida ay kaliya ee ay Somaliland iyo somaliya uwada hadli karaan

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa madaxwaye bixi ugu baaqay in uu dadkii gaadiidkooda lagu qabtay qaadka ee xukuumadu la wareegtay uu madaxwayne ahaan uceliyo farxada ciida awgeed,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS