|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixanaadka Qaranka Oo Sheegay In fasalada 8aad Loo Qiimaynayo Imtixaankii Shahaadiga+ Wakhtiga Laga Qaadaya Fasalada Afraad.
May 26, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka jsl Daa,uud Axmed Faarax ayaa ka hadlay qorshaha wasaarada ee imtixaankii shahaadiga ahaa fasalada 8aad iyo ardayda fom four ee dugsiyada sare Gudoomiye daa,uud ayaa sheegay in fasalada 8aad loo qiimayndoono imtixaanka shahaadiga ah Sidoo kale Gudoomiye daa,uud ayaa sheeciyay wakhtiga fon fourada ee dugsiyada sare laga qaadayo Imtixaanka shahaadiga ah HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Siyaasi Cali Guray Oo Sheegay In furista Ururada Laga Leeyahay Dano Gaara Iyo Mudo Kordhin ... DAAWO; Jaamacada Tima-cade Oo Bandhig Sugaaneed U Qabatay Hal Abuurka Gobolka Gabiley Iyo Masuuliyi... “Waxaan Umahad Celinayaa Boqor Buurmadow, Oo Madaxdhaxqameedka Reer Somaliland Ah, Oo Meel Dheer Uga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|