|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddida Ka Hortaga Covid19 Oo Abaalmarin Gudoonsiiyay Laba Muwaadin.
May 20, 2020 - Written by Editor:Guddida heer qaran ee Xanuunka Covid19 ayaa maanta Abaalmariyey laba hawl wadeen oo ka tirsan Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, kuwaasi oo kaalin mug leh ka qaatay wacyi gelinta Xanuunka Covid 19. Labadan Muwaadin oo kala ah:-
Guddida heer qaran oo Hawl wadeenadaasi Lacag ku abaal mariyay ayaa sheegay inay ku mutaysteen dedaalkii balaadhnaa ee ay samayeen iyo doorkii wacyigalineed ee ay qaateen.
Related posts:Digreeto Uu Madaxweyne Siilaanyo Soo Saaray 7 Sano Ka Hor Oo Saldhiga U Ah Muranka Hay’adda Shaqaala... “Guriga Iga Soo Horjeeda Ayuu Deganaa Kuna Dhintay, Yaa u Iman Jirey Hadraawi, Wataa Xaley Durbaana... Gudoomiyaha Guurtida Oo Si Koban Uga Xogwaramay Kulan Shirgudoonkoodu La Yeeshay Gudoomiyaha Golaha ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|