|
|||||
WAJAALE NEWS
Dowlada Norway Oo Shaacisay In Ay Sharciga Dalkeeda Siinayso Ku Dhawaad 1600 Oo Qof Oo Samali Ah
May 4, 2020 - Written by Editor:Ku dhawaad 1600, oo qof oo Somali ah oo horey sharciga degenaanshaha dalka Norway looga xayiray, ayaa dhawaan loo ogolaaday in la siinayo sharciga ay dalkaasi ku joogi karaan. War ka soo baxay wasaaradda Caddaladda ee dalka Norway, ayaa lagu sheegay in dadlkaasi oo badankoodu mudo dheer sharciga sugayey, loogu ogolaaday siyaabo kala duwan oo la xidhiidha xaaladaha bani’aadannimo. Dadkan ayaa la sheegay inay badankood dalka Norway soo galeen intii u dhaxeysay sanadihii 2012 illaa 2016. Related posts:Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Laga Soo Doortay Gobolka Awdal Oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hadal Ka... Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Jawaab Kulul Siiyay Taliyaha Ciidanka Booliska, Kuna Eedeeyay In Uu Noq... DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Oo Faahfaahiyay Sababaha Uu Xilka Isaga Casilay Luuqad Adagna... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|