|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xoghayaha Gudida Covid19 Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Eedihii Gudoomiyaha Solja ,Kuna Tilmaamay Masuul Aan Garanayn Shaqadiisa.
May 31, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Xoghayaha guud ee gudida heer qaran ee ka hortaga xanuunka covid19 Eng Xuseen Aadan Cige(Dayr) ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo maanta gudida uu ujeediyay gudoomiyaha ururka suxufiyiinta somaliland Xuuto. Sidoo kale Xoghaye dayr ayaa faah faahin ka bixiyay qoraal uu hore ugu soo gudbiyay Gudoomiyaha Ururka Solja kuwasi oo baalmarsanaa shaqada uu hayo balse uu umuuqday masuul ku fadhiistay kursigii Hantidhowraha Guud. Dhanka kale Xoghayaha guud ee gudida ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha gudoomiyaha solja usoo jeediyay gudida Covid19. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN.
Related posts:“Dekedaha; Haddii Ereteriya Lagu Camal Falaayana Ma Diidno,Haddii Berbera Lagu Camal Falaayo Ma Diid... Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Wada Hadalkii Dhicisoobay EE ay Kula Jireen Garabkii Jamaal Cali ... Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Prof Cali Khaliif Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|