DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Eedo culus ujeediyay Gudida Covid19. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Eedo culus ujeediyay Gudida Covid19.
May 13, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah golaha deegaanka degmada gabiley ayaa eedo culus ujeediyay gudida ka hortaga coronavirus ee heer qaran oo gobolka gabiley uqoondaysay raashin 2000kun oo qoys ah kaasi oo xildhibanaada gabiley ku tilmaameen gaf ay kula kacday gudidu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS