DAAWO;-Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Ka Hadlay Tabashada Reer Gabiley Iyo Dhamaystirka Gobolnimada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Ka Hadlay Tabashada Reer Gabiley Iyo Dhamaystirka Gobolnimada Gabiley.
May 14, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada sgaadhsiinta Dr cabdiwali sheikh cabdilaahi suufi jibriil ayaa ka hadlay dhawaaqa tabasho ee kasoo yeedhaysa gobolka gabiley iyo dhawaqii madaxdhameedka ee raashinka loo qoondeeyay,

Sidoo Kle wasiir cabdi wali ayaa ka garaabay raadinta gobolnimada ee mudada dheer la raadinayay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS