DAAWO;-Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Go,aamo Kasoo Saartay Qaabka Loo Galayo Imtixaanka Ardayda Jaamacadaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Go,aamo Kasoo Saartay Qaabka Loo Galayo Imtixaanka Ardayda Jaamacadaha.
May 30, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasaaradawaxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa kulan ay la qaadatay maamulka jaamacadaha dalka kadib soo saartay go,aamo la xidhiidha qaabka ay ardayda jaamacaduhu ugalayaan imtixaanaadka.

Wasiirka wasaarada waxbarshada iyo agaasimaha guud ee wasaarada ayaa ugu horay faah faahin ka bixiyay go,aamada ay isla qaateen maamulka jaamacadaha in ardayda imtixaanka looga qaado

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS