|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Ruqsadii Kala Noqotay Dr Dhaliilay Hanaanka Mishiinka Lagu Baadho Coronavirus.
May 13, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa shaaciysay 6qof oo cusub oo laga helay xanuunka coronavirus kuwaasi oo mid kamid ahi uu yahay ajaanib udhashay dalka bangladhes Sidoo kale wasaarada caafimaadka ayaa ruqsadii kala noqotay Dr dhaliilay hanaanka baadhitaan ee mishiinka laga baadho xanuunka coronavirus kaasi oo xukuumadu dhibsatay xaqiiqada arimaha uu ka hadlay HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Nuur Xaaji Xuseen Cumar xaashi oo Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Ayaa Ka Hadlay Saamaynta Qaadku Ku Leeya... Xildhibaan Rayte Oo Iska Casiley Gudoomiyenimadii Gudida Arimaha Gudaha Ee Golaha Wakiilada Iyo Saba... Waxgaradka Iyo Odoyaasha Gabiley Oo Ka Hadley Beelkamida Beelaha Gobolka Oo Aan Gabi Ahaanba Laga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|