|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Ruqsadii Kala Noqotay Dr Dhaliilay Hanaanka Mishiinka Lagu Baadho Coronavirus.
May 13, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa shaaciysay 6qof oo cusub oo laga helay xanuunka coronavirus kuwaasi oo mid kamid ahi uu yahay ajaanib udhashay dalka bangladhes Sidoo kale wasaarada caafimaadka ayaa ruqsadii kala noqotay Dr dhaliilay hanaanka baadhitaan ee mishiinka laga baadho xanuunka coronavirus kaasi oo xukuumadu dhibsatay xaqiiqada arimaha uu ka hadlay HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Ciidamada Booliska Somaliland Oo Soo Badbaadiyay 3Qof Oo Gaadhi Ay Saarnaayeen Uu Qaaday Dooxa Harga... Daawo: Eng” Faysal Cali Warabe Oo Ka Hadlay Qodabadii Ka Soo Baxay Heshiiskii Somaliland Iyo Khaatum... DAAWO ; Gudoomiye Ciro Oo Hada Warbaahinta la Hadlay, Si kululna u Beeniyey In Lagu Casuumay Dooda... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|