|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyihii Hogaaminayay Ciidamada SNM Ee 31may 1988 Soo Galay Gudaha Hargaysa Oo Ka Waramay Dhacdooyinkii Guda Galka.
May 31, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Muj Ibraahim Xuseen Dhagawayne oo ahaa taliyihii hogaaminayay ciidamadii SNM ee 31may 1988 soo galay gudaha magaalada hargaysa ayaa ka waramay dagaaladii qadhaadhaa ee ciidankii taliskii siyaad bare ku dhexmaray hargaysa berbera iyo sheikh kaasi oo ay ku jabiyeen taliskii siyaad bare oo gabi ahaanba gayiga Somaliland sidaa kaga baxay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MUJAAHID DHAGAWAYNE OO KA WARAMAYA DHACDOOYINKII KU LAMANAA GUDA GALKII HARGAYSA; Related posts:Raysal Wasaaraha Soomaliya Oo Shaaciyay Isku-Shaandhayn Lagu Samaynayo Xukuumadiisa Kana Hadlay Weer... Ingiriiska oo iftiimiyey Danaha iyo Noocyada Cilaaqaad ee ka dhexeeya Somaliland iyo kulamo Dhexmara... Somaliland Oo Shuruudo Hor-dhigtay Qaramada Midoobay Iyo Waxyaabaha Ay Ku Waayi Karto, Haddii Xal L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|