|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Abgaal Oo Sheegay In Aan Lagu Kalsoonaan Karin Mishiinka Lagu Baadho Coronavirus, fariina Udiray Xukuumada Jsl.
May 25, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Siyaas Maxamed Jaamac Abgaal oo xilal kala Duwan kasoo qabtay xukuumadii Axmed Siilaanyo ayaa ka Dayriyay kalsoonida ay shacabku ku qabi karaan mishiinka lagu baadho dheecaada dadka laga baadhayo xanuunka coronavirus isagoo sheegay in xukuumadu qofkii dhintaba iska odhanayso waxaa dilay covid19 Sidoo kale siyaasi abgaal ayaa culimada aw diinta somaliland ku dhaliilay in ay gabeen kaalintii ay ku lahaayeen bulshada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Muqdisho Dawlada Maanta Ka Dhisan iyo Tii Lixdankii Waa Iskaga Mid Ficilada Ay Ku Kacayaan”.Gudoomi... Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Saxaafadda Ka Difaacay Dacaayad Kaga Timid Jilayaal La Kireysto DAAWO; Xil Cabdiqaadir Jirde Oo Sheegay In Golaha Afduuban Yahay Maantana La Ansixiyey Waxaan loo Fa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|